Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 17-04-1443 oo waafaqsan 22-11-2021 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.