Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 16-04-1443 oo waafaqsan 21-11-2021 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.