HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Iyo Caqiidada Suufiyada.

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Iyo Caqiidada Suufiyada.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan lagu lafa guray caqiidada Suufiyada waxaana ka qeyb galay wadaad Suufi ah iyo wadaad kasoo hor jeeda caqiidada Suufiyada.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 05-11-2021

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular