Ciidamada milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa qarax culus waxay la beegsadeen gaari xamuul ah oo ay saarnaayeen ciidamo Kenyaati ah.
Qaraxa ayaa ka dhacay inta u dhexeysa deegaannada Mararaani iyo Kiyunga, waxaana uu haleelay gaari xamuul ah.
Ugu yaraan 10 askari oo katirsan ciidamada Kenya ayaa halkaas ku dhintay, sida ay tilmaamayaan xogaha la helayo.
Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda qaraxan lagu gumaaday ciidamada Kenya oo kamid ah silsilado howlgallo ah oo gudaha Kenya ku beegsanaya askarta Kenya.