HomeAll newsTigreega Oo Ku socda Caasimadda iyo Xaalad Deg deg ah oo la...

Tigreega Oo Ku socda Caasimadda iyo Xaalad Deg deg ah oo la geliyay Itoobiya.

Dalka Itoobiya waxaa lagu soo waramayaa iney ka taagantahay xaalad cakiran iyo dagaallo culus, iyadoona ciidamada Tigreega kusii siqayaan magaalada caasimadda ah ee Adis Ababa.

Tigreega ayaa dhawaanahan la wareegay magaalooyin muhiim ah oo katirsan Itoobiya, waxaana ay sameynayana horumar xagga fagaaraha ah.

Golaha wasiirada ee xukuumadda Itoobiya oo kulan isugu yimid ayaa iyagana waxay xaalad deg deg ah geliyeen dalka.

Halkan ka dhagayso wararkii ugu dambeeyay Xaaladda dalka Itoobiya
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular