HomeAll newsMasaaxifta Quraanka Kariimka Oo Lagu Ihaaneystay Gobolka Togdheer. (Dhagayso)

Masaaxifta Quraanka Kariimka Oo Lagu Ihaaneystay Gobolka Togdheer. (Dhagayso)

Gobolka Togdheer oo kamid ah gobollada dhaca wuqooyi galbeed Soomaaliya ayaa wararka ka imaanaya waxay ku waramayaan in halkaas lagu ihaaneystay Quraanka kariimka.

Masaaxifta Quraanka kariimka ayaa inta lagu soo raray gawaari waxaa lau daadiyay goob qashin qub ah, waxaana kutubta laga soo qaaday sida la sheegay mid kamid ah jaamacadaha halkaas ku yaala.

Dadka Muslimiinta ee joogay goobta dhacdadan ka dhacday ayaa is xilqaamay, waxayna masaaxifta kasoo uruuriyenen qashin qubka dhexdiisa.

Dhagayso Masaaxifta Quraanka kariimka oo lagu ihaaneystay Togdheer
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular