HomeAll newsHogaamiyaha Dhaalibaan Oo kasoo Muuqday Madaraso ku taalla Qandahaar.

Hogaamiyaha Dhaalibaan Oo kasoo Muuqday Madaraso ku taalla Qandahaar.

Mowlawi Hibatullaah Aakhunzaadah oo ah amiirka Imaarada islaamiga ah ayaa kasoo muuqday munaasabad ka dhacday madaraso ku taalla magaalada Qandahaar ee koonfurta wadanka Afqaanistaan.

Amiirka ayaa waxaa la socday ciidamo si gaar ah u tababaran, waxaana uu jeediyay kalimad kooban oo socotay 10 daqiiqo.

Dhagayso Hogaamiyaha Imaarada Islaamiga ah oo soo Muuqday

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular