HomeAll newsBanaanbaxyo Ka dhacay Magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer. (Dhagayso)

Banaanbaxyo Ka dhacay Magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer. (Dhagayso)

Magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer waxaa ka dhacay banaanbax looga soo horjeedo maamulka Soomaaliland.

Dadweyne aad u farabadan ayaa socod dheer waxay ku mareen wadooyinka magaalada, iyagoona ka cabanaya dhibaatooyin uga imaanaya maamulka Soomaaliland.

Dhagayso Banaaanbax-looga-soo-horjeedo-maamulka-Soomaaliland-oo-ka-dhacay-Buuhoodle

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular