HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan lagu lafa guray sababta ka dambeysa in madaxda DF ay marar badan u gafaan diinta islaamka, waxaana barnaamijka lagu soo bandhigay xog ku saabsan in masuul ka tirsan gudiga dastuurka hadda ka hor laga tuuray kitaab qur’aan oo uu akhrisanayay.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 29-10-2021

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular