Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa ku waramaya in haweeney Drs ah ay iska soo tuurtay dabaq ku yaala magaaladaas.
Haweeneydan oo lagu magacaabo Nadiya ayaa kasoo jeeda dalka Itoobiya gaar ahaan gobolka Amxaarada, waxaana lagu soo waramayaa in dhawaan uu guursadya nin Turkish ah oo Garoowe ku sugan.
Dhaawac daran ayaa soo gaaray haweeneydan, oo hadda lagu dabiibayo isbitaallada ku yaala Garoowe, waxaana la ogeyn sababta rasmiga ah ee keentay iney isasoo rido.