HomeAll newsDhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Arboco,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 21-03-1443 oo waafaqsan 27-10-2021 Warka Duhurnimo, waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.

Halkan Ka Degso Warka Duhurnimo 27 10 2021

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular