Dhegeystayaasha iyo akhristyaasha ku xiran Mareegta Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado.,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 20-03-1443 oo waafaqsan 26-10-2021 Warka Duhurnimo, waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi-Naasir.