Sheekh Mukhtaar Abuu Muslim oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay hadal ku jiray xalqadii 11aad ee taxanaha Saa’a Maa Yaxkumuun, kaasoo uu kasoo muuqday gudoomiyihii baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed.
Ninkaas ayaa sheegay in diinta Islaamka aaney waxtar u lahayn umadda Soomaaliyeed, waxna ay ku heli waayeen umadaha carbeed sida uu hadalka u dhigay.
Dhagayso Sheekh-Mukhtaar-Abuu-Muslim-oo-tacliiqiyay-xalqada-11aad-ee-Saaa-Maa-Yaxkumuun
Halkan ka daawo Muuqaalka gudoomiyaha oo u gefaya Shareecada Islaamka