
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa ka kacay dab xoogan oo saameeyay xarun ganacsi oo ku taalla magaaladaas.
Xarun sameysa joodariyaasha ayaa gubatay kadib markii uu qabsaday dab xoogan.
Daminta dabka ayaa qaatay saacado xiriir ah, waxaana gurmadka ka qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada Boosaaso.
Xarunta ganacsi ee gubatay waxay ku taallaa xaafadda Biyo kulul, waxaana ka dhashey khasaare maaliyadeed, inkastoo aanu jirin khasaare nafeed.
Halkan ka dhagayso Dab ka kacay xarun ganacsi oo ku taalla Boosaaso.