Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 18-03-1443 oo waafaqsan 24-10-2021 Warka Duhurnimo, waxaa soo jeedinaya Waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.
Halkaan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo 24-10-2021