HomeAll newsCulimo ka hadlay Raafka maamulka Soomaaliland uu ku hayo Dad Soomaali ah.

Culimo ka hadlay Raafka maamulka Soomaaliland uu ku hayo Dad Soomaali ah.

Culimada ku nool deegaannada wuqooyi galbeed Soomaaliya ee uu ka arimiyo maamulka Soomaaliland ayaa si adag uga hadlay falalka raafka ah ee uu maamulkaas u geysanayo dad Soomaali ah.

Sheekh Shacbaan ayaa kamid ah culimada sida adag uga hadlay tallaabada uu maamulka Soomaaliland ku barakicinayo dadka kasoo jeeda koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ee deganaa wuqooyiga.

Wuxuu sheegay sheekhu iney halis tahay arintaas, isagoona ku tilmaamya dulmi loo geysanayo dad banii aadan ah, caaqibadiisana ay soo deg degi doonto.

Dhagayso Sheekh si adag uga hadlay tacadiyaadka uu maamulka Soomaaliland ku hayo dadka Soomaaliyeed.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular