HomeAll newsHogaamiyaha Suufiyada Guriceel Oo Fagaare ka jeediyay hadal Shirki ah. (Dhagayso)

Hogaamiyaha Suufiyada Guriceel Oo Fagaare ka jeediyay hadal Shirki ah. (Dhagayso)

Axmed Shaakir oo kamid ah wadaadaha hogaamiyaha Suufiyada Guriceel ayaa goob fagaaraha waxa uu ka jeediyay hadal shirki ah oo aad looga hadal hayo Soomaaliya.

Isagoo ka hor hadlaya dad isugu yimid qabri ay Suufiyadu caabudaan oo ku yaala deegaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud ayuu Axmed Shaakir sheegay in ujeedada qabriga ay u yimaadeen tahay iney gurmad iyo gargaar ka helaan Sheekh Yuusuf Direed oo waaya hore dhintay.

Wuxuu intaa ku daray in sheekha uu si toos ah u maqlayo hadalka cid weliba oo timid ziyaarta, sidaas darteed ay danaha iyo muraadka ay leeyihiin u bandhigtaan.

Dhagayso Axmed-Shaakir-oo-hadal-shirki-ah-ku-hadlay

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular