Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiiis,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 01-03-1443 oo waafaqsan 07 10-2021 Warka duhurnimo, waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.