HomeAll newsGudoomiyaha Luuq Oo ku baaqey in Carabka laga jaro Hooyada Ikraan Tahliil.

Gudoomiyaha Luuq Oo ku baaqey in Carabka laga jaro Hooyada Ikraan Tahliil.

Cali Kediye oo ah gudoomiyaha degmada Luuq ee dowladda federaalka ayaa ku baaqey in carabka laga jaro hooyada dhashey Ikraan Tahliil Faarax oo lagu magacaabo Qaali.

Wuxuu sheegay in hooyadaas ay warbaahinta ka jeedineyso hadallo horseedaya in la burbruriyo dowladda federaalka, sida uu hadalka u dhigtay.

Arintan ayaa noqotay mid aad loola yaabo, waxaana ninkan hadalkan jeediyay uu si indho la’aan ah u taageeraa madaxweynaha Dowladda federaalka Maxamed Farmaajo.

Dhagayso Gudoomiyaha Luuq oo ku baaqey in la carabka laga jaro hooyada Ikraan Tahliil Faarax

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular