HomeAll newsDhagayso Barnaamijka Badqabka Cuntada (07).

Dhagayso Barnaamijka Badqabka Cuntada (07).

Barnaamijka Badqabka Cuntada waa barnaamij taxane ah oo ay billowday idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, kana kooban 18 xalqo, islamarkaana ka qeybgalayaan aqoonyahanno, dhakhaatiir, culimo iyo waxgarad, waxaana looga hadlayaa ahmiyadda ay leedahay badqabka cuntada.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Badqabka Cuntada 07

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular