Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir waxaa ka dhacday arin naxdin leh, taasoo ah in gudoomiyaha degmadaas ninka ku caan ah Jacfar uu diley qof dhalinyaro ah.
Gudoomiyaha ayaa wiilkan dhalinyarada ah oo watay kitaab Qur’aan si arxan darro ah dhulka ugu jiiday, isagoo dhibaateeyay illaa uu ka dhinto.
Markii dambe wuxuu geeyay isbitaalka weyn ee Madiina, isagoo weliba meyd ah, waxaana tallaaabadan ka hadlay ehellada qofkaas sida arxan darrada ah loo dilay.
Dhagayso Gudoomiyaha-Deyniile-oo-si-daran-u-diley-qof-shacab-ah