Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waaTalaado,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 30 01-1443 oo waafaqsan 07-09-2021 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Amiin