Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijrigu waxay ku beegan tahay 29-01-1443, oo waafaqsan 05-09-2021. Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali
Halkaan ka dhegeyso Dhuuxa Wareysiyada 05 09 2021