HomeAll newsMasjid ku yaala Magaalada Hargeysa Oo Loo bedeley Goob lagu Tunto. (Dhagayso)

Masjid ku yaala Magaalada Hargeysa Oo Loo bedeley Goob lagu Tunto. (Dhagayso)

Magaalada Hargeysa oo xarun u ah maamulka Soomaaliland waxaa laga soo sheegayaa arimo naxdin leh, taasoo muujineysa sida loogu soo duuley diinta Islaamka, dhulkaasna uga howlgalaan hay’ado Shisheeye oo la dagaallamaya diinta.

Masjid ku yaala magaalada Hargeysa ayaa la sheegay in loo bedeley goob dhaqan xumo oo lagu tunto.

Masjidka oo ku yaala meel dooxo ah ayaa jamaacadii ku tukan jirtay ka kala tageen, waxaana markii dambe hooy iyo meel dhaqan xumo u bedeley dad u muuqda iney soo direen hay’ado Shisheeye.

Halkan ka dhagayso Masjid ku yaala Hargeysa oo loo bedeley goob lagu tunto
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular