HomeAll newsDil iyo Dagaallo ka dhacay Magaalooyin kamid ah Soomaaliya. (Dhagayso)

Dil iyo Dagaallo ka dhacay Magaalooyin kamid ah Soomaaliya. (Dhagayso)

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxay fuliyeen howlgallo lagu beegsaday ciidamada Dowladda federaalka iyo Shisheeyaha duulaanka ku jooga Soomaaliya.

Deegaanka Weydow ee duleedka Muqdisho, waxay rag hubeysani ku toogteen xubin katrisan Sirdoonka Dowladda federaalka ee loo yaqaano BS-ta.

Gedo, magaalada Baardheere ayay xalay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab weerar culus ku qaadeen, waxayna beegsadeen saldhigyada ciidamada Soomaalida iyo kuwa Itoobiyaanka ee halkaas ku sugan.

Bay, Qansaxdheere ayay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab weerar culus ka fuliyeen, waxaana lagu soo waramayaa in dagaalka la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Shabeellaha Hoose, Jannaale ayaa kamid ah goobaha ay xalay dagaallada xoogan ka dheceen.

Dhagayso Dilal-iyo-weeraro-ka-dhacay-gobollo-kamid-ah-Soomaaliya

Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular