HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Doorashada Ay Qaban Qaabinayaan DF...

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Doorashada Ay Qaban Qaabinayaan DF Iyo Shisheeyaha

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan lagu lafa guray doorashooyinka ay qaban qaabinayaan shisheeyaha iyo DF, waxaana marti ku ah qaar kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed.

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 27-08-2021

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular