
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland ayaa ku waramaya in dab la qabadsiiyay masjid ku yaala xaafadda Abaarso ee magaaladaasi.
Xaafadan uu ku yaalo masjidka dabka la qabadsiiyay ayaa waxaa ka furan iskuulka Abaarso oo ah iskuul lagu faafiyo dhaqan xumada iyo liwaadka oo ay dowlado Shisheeye ka hirgeliyeen Hargeysa.
Arintan fajicisada leh ee muujineysa sida xawaaraha leh ee Shisheeyuhu kirishtaameynta ugu faafinayaan Hargeysa ayaa waxaa aad looga hadal hayaa magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland.
Halkan ka dhagayso Masjid lagu gubay Xaafad ku taalla Hargeysa