Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco , Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 17-01-1443 oo waafaqsan 25-08-2021 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd Cali