HomeAll newsGuryo ay dad shacab ah leeyihiin Oo Lagu burburiyay Muqdisho. (Dhagayso)

Guryo ay dad shacab ah leeyihiin Oo Lagu burburiyay Muqdisho. (Dhagayso)

Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, ciidamo katirsan kuwa Sirdoonka dowladda federaalka ayaa burburiyay guryo ay ku noolyihiin dad shacab ah.

Guryaha la burburiyay ayaa kaabiga ku haya xabsiga Godka Jilicow oo kamid ah xabsiyada sirdoonka Dowladda federaalka ee ay ku jirdilaan dadka shacabka ah.

Ciidamada burburinta geystay ayaa sidoo kale dhac geystay, iyagoona goobta ka qaatay hanti ay leeyihiin dadweynaha.

Qaar kamid ah dadka shacabka ah ee dhibaatadan la kulmey ayaa warbaahinta la hadlay, waxayna codsadeen in arintooda lasoo farageliyo.

Dhagayso Guryo-lagu-burburiyay-Muqdisho

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular