HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Guusha Afqaanistaan.

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Guusha Afqaanistaan.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka waxaa maanta looga hadlay guusha muslimiinta Afqaanistaan iyo jabka Maraykanka, waxaana martida kamid ah Sheekh Cabdul Ilaah oo waqti kamid ah noloshiisa ku sugnaa Khuraasaan.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 20-08-2021

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular