Afqaanistaan, waxaa sii xoogeysanaya dagaallada culus ee dhexmaraya ciidamada Imaarada islaamiga ah iyo kuwa xukuumadda Kaabul.
Imaarada islaamiga ah ayaa ku tallaabsaneysa horumar ballaaran, iyadoona la wareegtay magaaladii lixaad oo caasimad ah mid kamid ah gobollada wadanka Afqaansitaan.
Magaalada Mazaar Shariif ee xarunta gobolka Balakh, kana mid ah magaalooyinka waaweyn ee wadanka Afqaanistaan ayaa hadda dagaallo culus ka soconayaan.
Dhagayso Wararkii ugu dambeeyay ee Afqaanistaan iyo caalamka.
Ilaahow muslimka guusha sii.