HomeAll newsDab Ka kacay Xarumo Ganacsi oo ku yaala Jilib. (Dhagayso)

Dab Ka kacay Xarumo Ganacsi oo ku yaala Jilib. (Dhagayso)

Wararka ka imaanaya magaalada Jilib ee wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa ku waramaya in dab uu ka kacay xarumo ganacsi oo ku yaala magaaladaas.

Dabka ayaa qabsaday kaalin shidaal iyo maktabad, waxaana uu dhaliyay khasaare maaliyadeed.

Dadweynaha magaalada Jilib ayaa isku kaashaday daminta dabka, kaasoo la sheegay inuu ka dhashey matoor cilladeysnaa kadibna dabkiisa uu gaaray shidaal.

Ganacsatada qaar kamid ah hantideeda ku waaayay dabka oo warbaahinta la hadlay ayaa dadka muslimiinta ah uga mahadceliyay kaalinta ay ka qaateen daminta dabka.

Dhagayso Dab ka kacay xarumo ganacsi oo ku yaala Jilib.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular