Maalinba maalinta ka dmabeysa waxaa soo shaac baxaya dagaallo horleh oo caalamka ku dhexmarya awoodaha hardamaya, mid kamid ah furimaha cusub ee hadda aadka usoo shaac baxay waa dagaalka xagga Technologiyada, kaasoo keeni kara in dowlado dhan iyo shirkado dhan jilbaha dhulka loogu dhufto,.
Maamulka Yahuudda ayaa xagga saaraya dagaalka xagga Technolgoiyada iyo wax jabsashada, waxaana shirkadaha maamulakas uu leeyahay ay farsameeyaan virusyo lagu kala iibsado boqolllaal malyan oo dollar.
Warbixintaan waxaan ku qaada dhigeynaa fadeexadda Begasus, oo ah barnaamij virus ah oo ay sameysay shirkad uu leeyahay maamulka Yahuudda, horseedeyna in la dhageysto teleefannada madaxweynayaal, wariyaal iyo siyaasyiiin intuba.
Halkaan Ka Dhageyso Warbixin Fadeexadda Pegasus, Maxaa Ku Qarsoon Qolalka Sirdoonka Yuhuudda