HomeAll newsKa Qeyb qaado Dhismaha Masjidka Ar-Raxma ee Buq-Aqable. (Sawirro)

Ka Qeyb qaado Dhismaha Masjidka Ar-Raxma ee Buq-Aqable. (Sawirro)

Magaalada Buq-aqble ee wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan waxaa ka soconaya dhismaha masjid weyn oo jaamic ah, waxaana guddiga masjidka ay dadka muslimiinta ah ka codsadeen in laga qeyb qaato dhameystirka masjidka.

Munaasabad ka dhacday gudaha Buq-aqable kana soo qeybgaleen waxgaradka bulshada iyo gudiga masjidka ayaa bulshada Soomaaliyeed ee kheyrka jecel waxaa loogu baaqay iney gacan weyn ka geystaan dhameystirka masjidka oo meel fiican maraya.

Account Numbar; +252615600002

Salaam Bank; 30531838

Axmed Xaaji Xuseen Ugaas.

Account Numbar; +252615873404

Salaam Bank; 30461636

Maxamed Macalin Yuusuf

Halkan ka dhagayso Gudiga masjidka iyo waxgarad kale.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular