HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Todobaadkan waxaa Barnaamijka lagu falanqeeyay faa’iidada wax akhrinta iyo heerka Soomaalidu ay ka joogto akhriska.

Hakan Ka Degso Diiradda Jimcaha 30-07-2021

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular