Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 16-12-1442 oo waafaqsan 26-07-2021 Warka waxaa soo jeedinaya Maxamed Amiin