HomeAll newsDhayeso Barnaamijka Tartanka Odayaasha Ee Ciidul Adxaa.

Dhayeso Barnaamijka Tartanka Odayaasha Ee Ciidul Adxaa.

Munaasabadda ciida awgeed waxay Idaacadda Al-furqaan qabatay tartan aad uxiisa badan kaas oo dhex maray laba koox oo kamid ah odayaasha dhaqanka ee Jubbooyinka.

Tartanka ayaa wxuux xambarsanaa su’aalo isugu jira diini iyo maadi, iyadoona lagu bixiyay hadiyado.

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Tartanka Odayaasha Jubbooyinka- Ciidul-Adxa 1442.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular