HomeAll newsHowlgallo Gaar ah ah Oo ka dhacay Ceelasha biyaha iyo Afgooey. (Dhagayso)

Howlgallo Gaar ah ah Oo ka dhacay Ceelasha biyaha iyo Afgooey. (Dhagayso)

Ciidamo si gaar ah u tababaran oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa fuliyay howlgallo si gaar ah loogu beegsaday askar dhar cad ah oo katirsan Sirdoonka Dowladda federaalka.

Howlgalka ugu horeeya wuxuu ka dhacay deegaanka Ceelasha biyaha gaar ahaan xaafadda Jabad geelle, waxaana lagu dilay nin dhar cad ah oo katirsanaa sirdoonka Dowladda federaalka.

Ninkan waxaa lagu magacaabayay Cabdi Raxmaan madax guduud, waxayna Mujaahidiintu ka qaateen gaari nooca raaxada ah oo uu watay.

Sidoo kale, degmada Afgooye waxaa lagu toogtay askari dhar cad ah oo katirsanaa sirdoonka Dowladda federaalka, kaasoo lagu magacaabo Cabdi Maalik.

Halkan ka dhagayso faafaahin howlgalladan gaarka ah ee ka dhacay Afgooye iyo Ceelasha biyaha.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular