
Maxkamadda ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee wilaayada islaamiga ah ee Shabeellaha Hoose ayaa fulisay xukun xaddu riddo ah, kaasoo lagu fuliyay 8 ruux oo Jawaasiis ah.
Dhamaan jawaasiistan ayaa u shaqeynayay sirdoonka dowladda Maraykanka ee CIA-da, waxayna ku lug yeesheen howlgallo duqeymo ah oo ka dhacay wilaayaadka islaamiga ah.
Ciidamo si gaar ah u tababaran oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa marka lagu dhawaaqay xukunka kadib fuliyay xukunka, iyagoo goobta ku dilay 8-da ruux ee basaaska ahaa.
Faafaahin iyo magacyada raggan basaaska ah filo goordhow.