HomeAll newsWax Ka Ogow Macluumaadka Shabakadii Basaaska ee Shalay Lagu Toogtay Jilib.

Wax Ka Ogow Macluumaadka Shabakadii Basaaska ee Shalay Lagu Toogtay Jilib.

Shalay, fagaare weyn oo ku yaala degmada Jilib ee wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka waxaa ka dhacay xukun xaddu riddo ah oo lagu fuliyay 5 ruux oo u shaqeynayay sirdoonnada Maraykanka iyo Ingiriiska.

Labo ruux oo kamid ah shanta jawaasiis ayaa inkabadan 10 sano waxay u shaqeynayeen sirdoonnada Maraykanka iyo Ingiriiska, waxayna kasoo shaqeeyaan Soomaaliya iyo dalal kale oo katirsan caalamka.

Arinta la yaabka leh waxay tahay in mid kamid ah jawaasiistan uu ahaa mulxid aan rumeysaneyn jiritaanka Allaah, wuxuuna ilxaadka qaatay waqti fog oo ah sanadkii 2001-da.

Halkaan ka dhegeyso mid mid ah qudaada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular