Masuuliyiin katirsan wilaayada islaamiga ah ee Mudug, waxgaradka gobolka iyo culimada diinta Islaamka ayaa kulan wacyigelin ah waxay ku qabteen deegaanka Cammaara ee dhaca koonfurta wilaayada.
Waxaa kulanka masuuliyiinta kasoo qeybgalay kamid ah waaliga wilaayada islaamiga ah ee Mudug Sheekh Xasan Abuu Xamza, waxaana dadka deegaanka iyo Odayaashuba ay isla garteen in dadka laga wacyigeliyo arimaha doorashooyinka ay wado Dowladda federaalka.
Gebegebada kulanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay qodobo muhiim oo dhinacyada kulanka yeeshey ay hoosta ka wada xarriiqeen.
Halkan ka dhagayso Wacyigelin- yaan laga qeybgelin doorashooyinka.