Deegaanno hoostaga gobolka Wajeer oo kamid ah dhulka Soomaaliyeed ee ay gumeysato dowladda Kenya ayaa waxaa laga soo sheegayaa biyo la’aan baahsan.
Arintan ayaa waxaa ugu wacan iyadoo aanu si wanaagsan u di’in roobkii guga, waxayna dadka deegaanka sheegeen in xaaladdu culustahay.
Dhagayso Biyo la’aan ka jirta dhulka Soomaaliyeed ee ay Kenya gumeysato.