HomeAll newsYaa Ka Taliya Magaalada Marko.?(Maqal)

Yaa Ka Taliya Magaalada Marko.?(Maqal)

MarkoMagaalada Marko Waa Xarun Gobaleedka Shabeelaha Hoose.

Waa magaallo xeeb dhacda oo istaraatiiji ah.

Gacan ku haynta Magaalada waa mid lagu loolamayo oo udhaxaysa shisheeyaha iyo Dowladda.

Xasan Nuur Sabtow oo kamid ah Odayaasha Dhaqanka ayaa gudaha ugalay Magaalada Marko ee shabeelaha Hoose.

Waxa uu Xasan sheegay in Magaalada ay maamusho xarakada islamarkaana dadka qaar ay kusoo laabteen magaalada.

Halkan Ka Dhageyso Waraysiga Xasan Nuur Sabtow.

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular