HomeAll newsDhageyso:Wullaad Loo Soo Xiray Dowro.

Dhageyso:Wullaad Loo Soo Xiray Dowro.

wikipedia-_microfoneDowro Diini ah oo socotay Muddo Todobaad ah ayaa loo soo xiray Wullaada Shabeelaha Dhexe,Galguduud iyo Mudug.

Dowrada waxaa soo agaasimay Maktabka Tarbiyada iyo Tacliinta ee Shabaabul Mujaahidiin.

Waxaa Lagu Qaatay Duruus ay ka faa’ideen ka qeybgalayaasha.

Qaar kamid ah Culimada Diinta islaamka oo goobta ka hadlay ayaa dardaaran ujeediyay Mas’uuliyiinta Gobaladaasi.

Dhageyso Codadka Culimada.

Waaliga Wilaayada Mudug oo ku hadlayay Magaca Wullaada ayaa umahadceliyay Hoggaanka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.

Dhageyso Sheekh Abuu Cadnaan Waaliga Mudug.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular