Diiradda Jimcaha oo ah barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, laguna falanqeeyo qodobka ugu muhiimsan usbuuca, ayaa waxaa maanta lagu lafa guray fashilka siyaasiga ah iyo kan ammaan ee heysta DF iyo shisheeyaha.
Waxaa ka qeyb galay siyaasiyiin iyo xubno ka tirsan dowladda, iyadoo dad weynuhu ay aragtidooda ka dhiibteen mowduuca.