HomeAll newsDhagayso: Barnaamijka Al-Xayaatu Macal Qur’aan (23)

Dhagayso: Barnaamijka Al-Xayaatu Macal Qur’aan (23)

Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa Ramadaankan sanadka 1442-da hijriyada waxay qabaneysaa barnaamij ka hadlaya arimaha Qur’aanka kariimka.

Barnaamijka waxaa ka qeybgalaya culimo, masuuliyiin, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, wuxuuna suurad cad ka bixinayaa culuumul Qur’aan, Soomaalida iyo sida ay ku tahay Qur’aanka, isagoo soo gudbinaya talooyin iyo nasaa’ix ku socda umadda.

Dhamaad.

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Al-Xayaatu Macal Qur’aan(23)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular