Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa Idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Saaka waa Talaado waana 22-ka Ramadaan 1442 Hijriyada kuna beegan 04 05 2021 ku soo dhawaada Warka subaxnimo Waxaana soo jeedinaya Maxamed Ciise.
Halkan ka dhagayso warka subaxnimo 04 05 2021