Idaacadda Al-Furqaan ayaa baahineysa waraysiyo muuqaallo taxane ah, oo ay la yeelatay qaar kamid ah ergadii soo xushey baarlamaannada Federaalka iyo maamul goboleedyada ee isku dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Qeybta (02), waa waraysi aanu la yeelannay Ciise Muuse oo katirsanaa ergadii ka socotay maamulka Jubbaland, wuxuuna uu codeeyay xillibaan lagu magacaabo Xillibaan Cabdil Caziiz oo laga soo doortay Balad Xaawo.
“ Labo Sano gurigeyga ma tagin, Wadaadadana waxaan u sheegay inaan ka qoomameynay wixii aan galnay..”. Ayuu yiri Ciise Muuse oo katirsanaa ergadii maamulka Jubbaland.
Linkiga hoose ku dhufo si aad u daawato Waraysiga oo muuqaal ah.