HomeAll newsToogasho Ka Dhacday Maraykanka Oo Lagu Dilay Saraakiil katirsan FBI-da.

Toogasho Ka Dhacday Maraykanka Oo Lagu Dilay Saraakiil katirsan FBI-da.

Warbaahinta Maraykanka ayaa Soo tabinaysa in maanta oo talaado ahayd toogasho ka dhacay Maraykanka ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen saraakiil katirsan ciidanka FBI-da Maraykanka.

Toogashadaan ayaa waxay si gaar ah kaga dhacay gobalka Florida ee dalka Maraykanka.

Laba Sarkaal oo ka tirsan FBI-da Maraykanka ayaa lagu dilay toogashadaan ka dhacay gobalka Florida iyadoona lagu dhaawacay 3 kale.

Boliska gobalka Florida ee dalka Maraykanka ayaa sheegay inay wadaan baaritaanno ku aaddan toogashada iyagoona dadka deegaanka ugu baaqay inay guryahooda ku nagaadaan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular