Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Saaka waa Talaado, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 20-06-1442 oo waafaqsan 02 -02- 2021, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali
Halkaan ka dhegeyso War Subax 02 02 2021